Baaruud88

trading
Открытая сделка
Трейдер с частыми сделками
2.3 г
12 подписок(и/а)
14 подписчиков(а)
43 понравилось
Посты
Портфель
·
--
Рост
nokia trade
nokia trade
·
--
Падение
trading now
trading now
·
--
trading #FIL/USDT Entry 1 1550---1.156 TP1 1.184 TP2 1.2 TP3 1.25
trading #FIL/USDT
Entry 1
1550---1.156
TP1 1.184
TP2 1.2
TP3 1.25
·
--
Падение
·
--
Падение
🔥 FIL Short: +4.35% hal habeen! 📉💰 Xalay waxaan galay FILUSDT Short (3x) ka dib markii qiimuhu hoos u bilaabay dhaqdhaqaaq. 📍 Entry: 1.0189 📍 Exit: ≈1.0043 ✅ Natiijo: +3.22 USDT (+4.35%) Maxaan ka baxay halkan? RSI iyo Williams %R labaduba waxay muujinayeen oversold. Markaas qiimuhu inta badan wuu soo laabtaa, sidaa darteed waxaan qaatay faa'iidada, ma sugin. Casharka maalinta: Ha ku daba ordin hoos u dhac weyn. Sug soo laabasho ilaa FVG/OB, kadibna gal. ⚠️ Ganacsigu waa halis. Ha geli lacag aadan lumin karin. Tani ma aha talo maaliyadeed. #Binance #BinanceSquare #FIL #Filecoin #Crypto #Trading #Futures #FVG #OrderBlock #Soomaaliya
🔥 FIL Short: +4.35% hal habeen! 📉💰

Xalay waxaan galay FILUSDT Short (3x) ka dib markii qiimuhu hoos u bilaabay dhaqdhaqaaq.

📍 Entry: 1.0189
📍 Exit: ≈1.0043
✅ Natiijo: +3.22 USDT (+4.35%)

Maxaan ka baxay halkan?
RSI iyo Williams %R labaduba waxay muujinayeen oversold. Markaas qiimuhu inta badan wuu soo laabtaa, sidaa darteed waxaan qaatay faa'iidada, ma sugin.

Casharka maalinta:
Ha ku daba ordin hoos u dhac weyn. Sug soo laabasho ilaa FVG/OB, kadibna gal.

⚠️ Ganacsigu waa halis. Ha geli lacag aadan lumin karin. Tani ma aha talo maaliyadeed.

#Binance #BinanceSquare #FIL #Filecoin #Crypto #Trading #Futures #FVG #OrderBlock #Soomaaliya
khalad iga cabsiiyay weeye
khalad iga cabsiiyay weeye
halaista aan qaatay maanta
halaista aan qaatay maanta
⟐ BREAKING NEWS — MAANTA 🟣 ZEC OO DHAaftay $1,500 — LACAG CUSUB OO SUUQA GELAYSA ZEC ayaa maanta dhaaftay $1,500, iyadoo kororkeedu sii xoogaysanayo. 🏦 Zcash ETF: ku dhowaad $47M inflow hal maalin gudaheed. ₿ Bitcoin ETFs: +$159.5M inflow 17-ka Sept. ⚙️ NU7 + institutional interest ayaa weli ka mid ah waxyaabaha suuqu diiradda saarayo. 🛢️ Brent ~$102.68 🛢️ WTI ~$100.08 Su’aasha suuqa: ZEC ma sii wadi kartaa momentum-ka iyadoo lacag cusub ay galayso ETF-yada? BAARUUD 📊 Suuqu wuxuu ku socda xogta, ma aha xanta.
⟐ BREAKING NEWS — MAANTA

🟣 ZEC OO DHAaftay $1,500 — LACAG CUSUB OO SUUQA GELAYSA

ZEC ayaa maanta dhaaftay $1,500, iyadoo kororkeedu sii xoogaysanayo.

🏦 Zcash ETF: ku dhowaad $47M inflow hal maalin gudaheed.

₿ Bitcoin ETFs: +$159.5M inflow 17-ka Sept.

⚙️ NU7 + institutional interest ayaa weli ka mid ah waxyaabaha suuqu diiradda saarayo.

🛢️ Brent ~$102.68
🛢️ WTI ~$100.08

Su’aasha suuqa:
ZEC ma sii wadi kartaa momentum-ka iyadoo lacag cusub ay galayso ETF-yada?

BAARUUD 📊
Suuqu wuxuu ku socda xogta, ma aha xanta.
Войдите, чтобы посмотреть больше материала
Присоединяйтесь к пользователям криптовалют по всему миру на Binance Square
⚡️ Получайте новейшую и полезную информацию о криптоактивах.
💬 Нам доверяет крупнейшая в мире криптобиржа.
👍 Получите достоверные аналитические данные от верифицированных создателей контента.
Эл. почта/номер телефона
Структура веб-страницы
Настройки cookie
Правила и условия платформы