🚨 SALIIDDA OO FED-KA CADAADIS KU HAYSA
Brent oo kor ugu kacay ku dhowaad $108 ayaa kordhinaya cabsi laga qabo sicir-barar cusub.
Haddii saliiddu sii kacdo → sicir-barar ↑ → Fed cadaadis → Stocks & Bitcoin cadaadis, halka Gold uu heli karo taageero.
Su’aasha weyn: lacagtu xaggee ayay u dhaqaaqi doontaa?
BAARUUD 📊
Suuqu wuxuu ku socda xogta, ma aha xanta.