⟐ BREAKING NEWS — MAANTA
🟣 ZEC OO DHAaftay $1,500 — LACAG CUSUB OO SUUQA GELAYSA
ZEC ayaa maanta dhaaftay $1,500, iyadoo kororkeedu sii xoogaysanayo.
🏦 Zcash ETF: ku dhowaad $47M inflow hal maalin gudaheed.
₿ Bitcoin ETFs: +$159.5M inflow 17-ka Sept.
⚙️ NU7 + institutional interest ayaa weli ka mid ah waxyaabaha suuqu diiradda saarayo.
🛢️ Brent ~$102.68
🛢️ WTI ~$100.08
Su’aasha suuqa:
ZEC ma sii wadi kartaa momentum-ka iyadoo lacag cusub ay galayso ETF-yada?
BAARUUD 📊
Suuqu wuxuu ku socda xogta, ma aha xanta.