⟐ BREAKING NEWS
SALIIDDA OO FED-KA KU QASBAYSA GO'AAN ADAG

Brent crude ayaa dhaafay $108, halka WTI uu ku dhow yahay $104, kadib carqalado ka dhacay kaabayaasha shidaalka Saudi Arabia.

Oil ↑ → Inflation ↑ → Fed pressure ↑ → Yields ↑

Tani waxay cadaadis saaraysaa Stocks & Bitcoin, halka Dollar-ka uu xoogaysanayo.

BAARUUD 📊
Suuqu wuxuu ku socda xogta, ma aha xanta.