Mawduuca: 🚨 Maxaa ku dhacay $DOS (DAPPOS)? Flash Crash ma suuq gubasho? 👇
Ganacsatada Binance Square, ma aragteen dhaqdhaqaaqa waallida ah ee ku dhacay lammaanaha $DOS / USDT?
Qadaadiicda ayaa hal mar sare u kacday ilaa $0.8542, laakiin isla markiiba waxay samaysay hoos u dhac weyn (Dump) iyadoo taabatay $0.1456! Tani waa cashar weyn oo muujinaya khatarta suuqa Futures-ka, gaar ahaan marka la isticmaalayo Leverage sare.
Maxaa keenay hoos u dhacan kediska ah?
1. Long Liquidations: Ganacsatadii badnaa ee iibsaday (Long) ayaa boosaskoodii la gubay markii qiimuhu waxyar ruxmay, taasoo keentay in nidaamku si toos ah u iibiyo si xawaare ah.
2. Whale Take Profit: Nibiriyada suuqa ayaa ka faa'iidaystay qiimihii sareeyay iyagoo suuqa ku soo daayay iib weyn.